(Sawirro) Mareykanka oo maxkamad soo taagay rag loo heysto iney lacago siiyeen..

Saddex muwaadin oo Maraykan ah oo asalkoodu ka soo jeedo Cameroon ayaa la xidhay waxaana lagu soo oogay dacwad ah inay dhaqaale u ururiyeen dagaalyahannada gooni u goosadka ah ee ku sugan waddanka Afrikada dhexe, sida ay sheegtay waaxda caddaaladda ee Maraykanka. Cameroon waa wadan inta badan looga hadlo luuqada Faransiiska oo ay ku nool … Continue reading (Sawirro) Mareykanka oo maxkamad soo taagay rag loo heysto iney lacago siiyeen..